6 Tallo oo ku saabsan caafimaad qabka dadka waaweyn

Isticmaal oo samee 6-daan talo si aad u ahaato mid firfircoon oo ka madaxbanaan dadkale inta suurtagalka ah. 6 Tallo oo ku saabsan caafimaad qabka dadka waaweyn

  1. Cun oo cab cuno caafimaad qabta 

Dooro cuno caafimaad qabta sida kudaarta, khudaarta, cuntada baalka leh, hilipka Bilaa baruurta ah, Caanaha aan dufanka lahayn, saliida laga sameeyo khudaarta iyo saliida kalluunka waa saliidaha aan fadhiisan xiliyada qabowga, sidoo kale biyahana aad ugu dadaal, 

Iska ilaali cuntooyinka Tamarta badan laga hello ama yarayso sida bariiska, baastada, cuntooyinka aadka u macaan, jalaatada, jokolaydka, kafeega, khamriga , caanaha Subaga leh, burcadka, sixinka, xaydhaha, baruurta , hilipka baruurta badan leh, iyo saliid kasta oo fadhiisata xiliyada dhaxamaha. Sidoo kale iska ilaali cuntooyinka ay cusbadu ama milixdu ku badan tahay.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *