🎧 We’re here to help

Support Center

Find answers to common questions or reach us directly — we respond fast!

Frequently Asked Questions

Su’aalaha inta badan la weydiiya — riix su’aasha si aad u aragto jawaabta.

Sideen ugu diiwaangalin karaa JeexGeel? +
Riix badhanka “Register” oo ku jira navbar-ka. Buuxi magacaaga, email-kaaga, iyo password. Ka dib xaqiiji email-kaaga oo bilow waxbarashada — waa bilaash!
Sideen u helaa courses-ka? +
Marka aad account sameyso, gal bogga Courses oo dooro course aad rabto. Ku biir lacag bixinta ka dib waxaad heleysa access course-ka oo dhan si toos ah.
Xageed kaga bixin karaa courses-ka? +
Waxaad kaga bixin kartaa EVC Plus, Zaad, PayPal, iyo kaararka deynta (Visa/Mastercard). La xiriir support-ka haddaad dhibaato la kulantid.
Ma heli karaa certificate marka aan course dhameeyo? +
Haa! Marka aad dhameyso course, waxaad helaysaa certificate rasmi ah oo la xaqiijin karo. Waxaad u isticmaali kartaa LinkedIn, CV, ama portfolio-gaaga.
Muddo intee le’eg ayaan heleyaa access course-ka? +
Marka aad iibsato course, waxaad heli doontaa access joogto ah — weligaa. Waxaad aadi kartaa wakhti kasta oo aad doonto, maalmo iyo habeennaba.
Maxaan samayn karaa haddaan illaaway password-kayga? +
Gal bogga Login, riix “Forgot Password?”, geli email-kaaga. Waxaad helaysaa link aad ku bedeli karto password-kaaga — daqiiqo gudahood.
Ma la bixiyaa lacag haddaan course-ka ku qanacin? +
Haa, waxaan bixinaa 7-day money-back guarantee. La xiriir support-ka 7 maalmood gudahood, waxaad helaysaa lacagta dib — su’aal la’aan.
Courses-ka mobile-ka ma ku daawan karaa? +
Haa! Courses-ka waxaad ku daawan kartaa phone, tablet, ama computer — browser kasta oo aad isticmaasho. Internet ayaa ubaahan tahay.
Ma jiraan courses bilaash ah? +
Haa! YouTube channel-ka @jeexgeel waxaa ku jira casharro badan oo bilaash ah. Sidoo kale blog-ka jeexgeel.com waxaa ku jira maqaallo faa’iido badan.

Quick Tips

🔑
Password reset
Login page → “Forgot Password?” → Email-kaaga geli → Check inbox-kaaga
💳
Payment issues
Telegram support la xiriir — screenshot-ka payment-ka dir, 1 saacad gudahood waa xalinnaa
📱
Video loading slow
Internet connection-kaaga hubi. WiFi isticmaal haddaad kartid. Video quality-ga hoos u dhig
🎓
Certificate download
Course dhamaystir → Dashboard → Certificates → Download PDF

Su’aal kale ma qabtaa?

Nala soo xiriir — waxaan kaa caawinaa si degdeg ah!