go’aan qaadashadu waa muhiiim

Welli saaxiibka/ saaxiibadda oo soo dukaamaysanaya ma raacday, dabadeedna maku adkaatay; go’aan ka gaadhista shaygu/shaygay iibsan lahayd, oo wakhti baddani maydinka lumay? (go’aan qaadashadu)

Kaaga sii darrane; maalin dambe maku yidhi/tidhi:”Hadda CV-gayga isha marri, qollaan shaqo ka codsanaye”, dabadeedna markaad akhriyaysay Xirfaddaha dheeradka ee uu sheeganayo/ sheeganayso saaxiibka ama saaxiibadda, ishaadu maku dhacday: go’aanqaadasho (decision making), ayaan leeyahay. Intaa ka dib, maalinkii ma xasuusatay oo kelligaa ma qososhay. Isna/iyana mawga sheekaysay oo mawadda qososheen in baddan.😂😂😂😂😂😂.

Go’aan qaadashaddu (decision making), waa xirfad muhiima oo dad baddan oo dunidda ku nool ku adag. “Waxaa la sheega, in Madaxweyni Hore USA- waa Obama iyo Steve jobs- waa ninkii Suuriyaanka ahaa, ee sammeeyey Apple. Labadoodu-ba, waxay yarayn jirreen; dharkay soo gadanayaan si aanay aroorta hore markay shaqadda isu diyaarinayaan wakhti baddani ugaga lumin kalla doorashadda lebiska. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *