Kaisar Network Airdrop Confirmed
Waa maxay Kaisar Network?
Table of Contents
Kaisar Network waa madal loo dhisay in lagu horumariyo decentralized computing, taas oo micnaheedu yahay in hawlaha xisaabeed loo qaybiyo dad badan oo qalabyadooda ay awood xisaabeed leeyihiin , halkii ay hal xarun (centralized server) ka shaqayn lahayd. Ujeedadu waa in la abuuro nidaam awood xisaabeed ah oo ku tiirsan dad badan oo awoodooda teknoolojiyadeed wadaageyso si loogu taageero qaabka hawlgalka sirdoonka macmalka ah (AI).
Maxay qabtaan Kaisar Network?
- Fududeynta AI iyo Nidaamyada Xisaabeed:
Waxay bixiyaan awood xisaabeed loogu talagalay AI iyo barnaamijyo kale oo u baahan xisaabeed culus, iyada oo aan loo baahnayn server-yo qaali ah. - wadaagista Awood Xisaabeed:
Isticmaalayaasha waxay ka faa’iideystaan awood xisaabeedka qalabkooda (computer, laptop, ama xitaa taleefan) marka aysan isticmaaleynin. Qalabkan xisaabeedka ayaa loo isticmaalaa si loogu fuliyo hawlaha network-ka. - Abaalmarinta Dadka Ka Qaybqaata:
Kaisar Network waxay siisaa abaalmarinno isticmaalayaasha ku biira iyaga oo ka faa’iidaysanaya awoodooda xisaabeed ee aan hadda shaqayn (idle computing power). - Barnaamijka ZeroNode:
Waxay dadka u suurtogelineysaa inay si fudud ugu biiraan madasha iyaga oo kaliya ku rakibaya kordhin biraawsar (browser extension), oo u shaqeynaysa sida albaab ay ku xirmaan shabakadda.
Maxay Tahay Faa’iidada Kaisar Network?
- Isticmaalayaasha: Waxay lacag ka samayn karaan awooddooda xisaabeed ee aan isticmaalku ku jirin.
- Ganacsiyada: Waxay heli karaan awood xisaabeed jaban oo fudud, iyaga oo aan u baahan shirkado bixiya server-yo qaali ah.
- Shabakadda: Waxay abuurtaa nidaam furan, ku tiirsan wada-shaqeyn dadka caalamka oo dhan.
Kaisar Network waxay isku dayeysaa inay noqoto mid horseed u ah tiknoolojiyada ku tiirsan awood qeybsi caalami ah.
Sida Loogu Qeybqaato Kaisar Network Airdrop
1. Is Diiwaangeli ugu horayn :
- Booqo linkgan referal ka ah kaisar network
- use this invited code: kGOCBZ993
- Buuxi faahfaahinta kooban ee akoonkaaga.
2. Rakib ZeroNode Extension:
- Tag Chrome Web Store oo ku dar ZeroNode Extension.
- Ku soo gal akoonkaaga oo riix “Start” si aad u bilowdo kasbashada.
3. Xaqiiji Akoonkaaga:
- Tag bogga dashboard-ka.
- Ku xir jeebkaaga lacagta ee Peaq Network (metamask wallet).
- Dhamee nidaamka xaqiijinta akoonkaaga.
4. Kasbo Dhibco Maalinle ah:
- Check in daily samee si aad u hesho dhibco ka sii badan (10-120 dhibcood 7 maalmood gudahood).
- Dhamee howlaha kuu diyaar ah.
- Ka qeybqaado nidaamka Lucky Draw si aad abaalmarinno uga hesho.
- Xiriirkaaga internet-ka ha ahaado mid firfircoon.
5. Dhamee Hawlo Dheeraad ah (50 dhibcood midkiiba):
- Ku xir akoonkaaga Twitter.
- Ku biir Kaisar Network Discord.
- Jeclow, wadaag, oo dib u faafi qoraalada gaarka ah.
- Asxaab cusub soo casuun.
- 7 maalmood oo isku xiga iska diiwaangeli.
Talooyin si aad Kasbashadaada u Kordhiso:
- Maalin walba iska diiwaangeli si aad u hesho dhibcaha ugu badan.
- Dhamee hawlaha ku jira si degdeg ah.
- Ha damin ZeroNode Extension si aad dhibco joogto ah u kasbato.
- Ka faa’iideyso barnaamijka asxaabta soo casuuma.
- Xaqiiji jeebkaaga hore si aad abaalmarinno gaar ah ugu qalanto.
Dhibcaha iyo Abaalmarinta:
- Ku xiro Peaq Network jeebkaaga MetaMask.
- Xaqiiji jeebkaaga si aad u awooddo in lagaa bixiyo lacagaha.
- U beddel dhibcaha tigidh si aad uga qaybqaadato Lucky Draw.
- Ka daawo dashboard-kaaga kasbashada maalinlaha ah iyo midda guud.
Su’aalaha Badanaa Lays Weydiiyo:
- Sidee loo kasbaadaa dhibco?
- Maalin walba samee Check in daily, dhamee howlaha, soo casuun asxaabta, iyo isticmaal ZeroNode.
- Maxaa looga baahan yahay bixinta lacagaha?
- Ku xiro Peaq Network jeebkaaga oo dhamee xaqiijinta (metamask wallet)
- Sidee ayuu Lucky Draw u shaqeeyaa?
- Dhibcahaaga u beddel tigidh si aad uga qaybqaadato abaalmarinno dheeri ah.
- Ma ammaan baa isticmaalka ZeroNode?
- Haa, waxay ku shaqeysaa nidaamyada caadiga ah ee amniga biraawsarka.
Fursada Kaisar Network Airdrop:
Tani waa fursad ay dadka uga faa’iideysan karaan decentralized computing oo ay ku helaan abaalmarinno suurtagal ah. Ku lug lahaansho joogto ah waxay kordhinaysaa fursadda abaalmarinnada mustaqbalka!