6 Tallo oo ku saabsan caafimaad qabka dadka waaweyn

6 Tallo oo ku saabsan caafimaad qabka dadka waaweyn

Isticmaal oo samee 6-daan talo si aad u ahaato mid firfircoon oo ka madaxbanaan dadkale inta suurtagalka ah. 6 Tallo oo ku saabsan caafimaad qabka dadka waaweyn Dooro cuno caafimaad qabta sida kudaarta, khudaarta, cuntada baalka leh, hilipka Bilaa baruurta ah, Caanaha aan dufanka lahayn, saliida laga sameeyo khudaarta iyo saliida kalluunka waa saliidaha aan…