Crypto Futures iyo Leverage: 7 Khatarood oo Lacagtaada Ku Waayi Karto
Cryptocurrency Education & News Ma ogtahay in qof haysta $100 uu daqiiqado gudahood ku waayi karo inta badan lacagtiisa, xitaa haddii qiimaha Bitcoin uu isbeddelo dhowr boqolkiiba oo keliya? Arrintan waxay ka dhici kartaa suuqa Crypto Futures, gaar ahaan marka la isticmaalo Leverage sare sida 10x, 20x ama 50x. Dad badan oo ku cusub cryptocurrency…
